X

Ruug cadaa Bile Rafle Guuleed oo Boorama lagu dhaweeyay

Ruug cadaa Bile Rafle Guuleed ayaa Boorama lagu dhaweeyay. Bile Rafle ayaa ka mid ahaa raga ugu waxqabaka badan dawladii u dambeysay ee Somali leedahay.



Bile Rafle ayaa burburiyay cooshadihii ka dhisnaa magaalooyonka Boorama iyo Hargeysa kuwaas oo lagu bedelay guryo dhagaxa oo berigaa ka jirey kaliya qaybta shacabka iyo Camuud.



Ruug cadaagan waxqabadka badnaa ayaa Boorama u yimi inuu dib u soo arko magaaladii uu bilicdeeda hagaajiyay todobaatanadii, xilligaas oo dalku ku jirey horumar saaida.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=yNglF6mc7is[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.