X

Ruushka oo dalkiisa ka saaraya reer galbeedka faafinaya khaniisnimada

Ruushka ayaa dalkiisa ka eryay basaasiin reer galbeeda oo si qarsoon ku faafinaayay khaniisnimada. Dagaalka ugu weyn ee reer galbeedku kula jiraan Ruushka ayaa ah hirgelinta khaniisnimada.


Waaxda la dagaalanka dhaqanada xun ee reer galbeedka aya qabatey ku dhawaad 4 qof oo iyagu hawlahan khaniisnimo faafinta ka waday meelo kala duwan oo ka mida dalweynaha Ruushka.



Ruushka ayaa dalkiisa ay mamnuuc ka tahay dhaqanada reer galbeedka ee ay ugu horeyso khaniisnimada, waxana golaha shacabku ka soo saaray go’aano lidi ku ah arimahaas.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.