Ruushka ayaa balanqaaday in uu soo ridayo diyaaradii soo gasha hawada Siiriya, wuxuuna joojiyay xiriirka wada shaqayn ee u dhexeeyay iyagha iyo Maraykanka.
Talaabadan ayaa imanaysa kadib markii Maraykanku soo ridey diyaarad ay lahayd Siiriya oo weerar ku ahayd argagixisada Daacish ee Maraykanku ku shaqaysto Siiriya.
Maaha markii ugu horeysay ee Ruushku ka cadhoodo weeraro qaawan oo Maraykanka iyo xulafadiisa Daacish iyo Sucuudigu ku burburinayaan nabada ku soo noqonaysa Siiriya.
Maraykanka ayaa ku andacoodey in diyaaradu weerar ku ahayd ciidanka Kurdiyiinta iyo Carabta warkaas oo beena.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS