X

Ruushka oo casar dheer direy Sucuudiga furitaanka koobka aduunka

Ruushka ayaa casar dheer direy Sucuudiga furitaanka koobka aduunka oo ka dhacay caasimada Ruushka ee Moskova. Sucuudiga ayaan haba yaraatee soo bandhigin weerar hadana u soo baxa koobka aduunka.



Ciyaartan ayaa Ruushku ku badiyay 5 gool iyo eber. Garoonka ayaa u camirnaa Ruushkuna wuxuu caawa ku seexanayaa 3 dhibcood ilaa ciyaarta ku xigta.



Ruushka ayaa si weyn u diyaariyay ciyaarahan aduunka ayadoo amniguna aad u adahg yahay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.