Ruushka AYAA helay dalka uu ka soo jeedo argagixiskii qarxiyay tareenka. Sirdoonka dalkaasi ayaa sheegay in tirada hadda dhimatey ay tahay 14 halka dhaawacu marayo ilaa 18 qof.
Xalay ayay ahayd markii argagixiso ka soo jeeda dalkaasi FIQIIRKA ah ee Kirgistaan kana tirsanaan jirey midowgii Soofiyeeti uu qarxiyay wadada tareenadu maraan ee dhulka hoostiisa.
Madaxweynaha Ruushka Putin oo ubax dhigey goobta dadka tareenka lagu xasuuqey ayaa sheegay in argagixisadu guul ka gaadheyn xasuuqa noocana ayna xoojin doonaan ilaalada.
Rashiid Ceelaanyo wararka Yurub
ARAABINEWS