Sirdoonka Ruushka ayaa ogaaday hub Maraykanku u daldalay dalka Ruushkii hore ka tirsanaa ee Lithuania oo xulafada reer galbeedku aaminsan yihiin in Ruushku soo weeraro. Hubkan ayaan Ruushka waxba ka qaadayn waxayna u baahan yihiin in ay keenaan guutooyin kumanaan gaaraya si ay difaacaan Lithuania.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS