Ruushka ayaa markii ugu horeysay sii daayay muuqaal ku saabsan weerarkii uu ku qaaday argagixisada uu taageero Sucuudiga ee ku jirta magaalooyinka Xama iyo Xoomas ee bartamaha Suuriya oo kooxaha haysta ay taageeraan Sucuudiga, Qadar iyo Turkiga xilli Maraykanka iyo xulafada kale ay ka baqayaan in gantaalaha Ruushku ay weeraraan diyaaradahooda weeraraya kooxda Daacish ee bariga dalkaasi.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM