X

Ruushka oo war ka soo saaray gantaal isgaarsiina oo ay hawada u direen

Ruushka ayaa war ka soo saaray gantaal isgaarsiina oo ay hawada u direen. Gantaalkan oo sidey gantaalo kale ayaa laga ganay xarun cusub oo dhawaan la furey.



”Xiriirkii ayaa luminay waayo gantaalku kuma wareegayo wareegtadii la qorsheeyay waxa sidaas yiri shirkada dirty gantaalkan oo lagu magacaabo Roscosmos.



Gantaalkan ayaa ahaa isgaarsiin waana markii labaad oo xaruntaas laga gano gantaal noocana.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.