X

Ruwaayad xiise leh oo Somalida Maraykanku matashay: Hooyo garooba iyo gaadhi wade

ARAABINEWS

Ruwaayad xiise leh oo Somalida Maraykanku matashay waa hooyo garooba iyo gaadhi xamuul wade. Waa dhacdooyinka inta badan ka jira Somalida Maraykanka ku nool iyo weliba sheekooyin kale.

 



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.