Ruwaayadii ugu qosolka badnayd oo ay jilayaan Somalida Kiiniya
Ruwaayad aad u qosol badan oo ay jilayaan Somalida Kiiniya kana hadlaysa gabadh iyo hooyadeed oo dhaqtar isku raacay ayna dhibaato ka haysato gabadha sidii ay u gudbin lahayd xanuunka hooyadeed haya.