Raiisal wasaarihii hore Somaliya Cabdulwelli Sh Axmed ayaa ka qoomameeyay jagadii hore ee uu dalka u hayay. Cabdulwelli ayaa calaacal la soo hor fariistey saxaafada isagoo leh hadaan sharaf leehay maxaase sharaf tirey markii uu jagada haystey.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS