RW Kheyre muxuu ka yiri xasuuqyadii u dambeeyay ee argagixisada: MAQAL
RW Kheyre muxuu ka yiri xasuuqyadii u dambeeyay ee argagixisadu ka gaysatay Muqdiso iyo gobolada Koofurta oo sadexdii bilood ee u damneeyay ay xasuuqeen muslimiin gaaraya 400 oo qof.