X

RW Kheyre oo booqdey keydka raashinka ee ciidanka xooga: SAWIRO

RW Kheyre ayaa booqdey keydka raashinka ee ciidanka xooga dalka Somaliyeed oo hadda ah lana jiufo maadaama aanu jirin ciidan qaran oo dalka cadowga ka celiya.

“Waxaan bilownay la dagaalanka musuq maasuq qaran, qof walbana waxaan kula xisaab tamaynaa shaqada uu dowladda u hayo, tanina waxay ka mid tahay isla xisaabtanka ay wado dowladdu” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.


Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa u mahed celiyay dhamaan ciidamadda dalka maadaama ay iskood u go’aan sadeen in ay difaacaan dhulkooda, iyagoo ku shaqeynaya xaaladd adag, lana dagaalamaan codowga shacabka Soomaaliyeed.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.