X

RW Xasan Cali Kheyre oo booqday shaqada ka socota tiyaatarka kadibna: SAWIRO

RW Xasan Cali Kheyre ayaa booqday shaqada ka socota tiyaatarka Muqdisho oo lagu wado halku dhiga is-xilqaan oo si xawliya uga socda magaalada inkastoo argagixisada gaalaynta Muslimiintu u gaystaan qasaare ay muddo qaadato in laga soo kabto.


Waxaa meel wanaagsan maraya dib u dhiska iyo dayac-tirka golaha murtida iyo wacyi gelinta Qaranka Soomaaliyeed oo dhawaan la billaabay. Wuxuu warvbixin ka dhegeystay maareeyaha qaranka.


Dhinaca kale RW Xasan Cali Kheyre ayaa booqdey wasaarada maaliyada halkaas oo uu shir gudoomiyaha deyn cafinta. Intaas kadib wuxuu warbixn ka dhegeystay wasiirka maaliyada Dr C/raxmaan Beyle.

Madaxweynaha Somaliya ayaa sidoo kale warbixinta deyn cafinta ka dhegeystay Dr C/raxmaan Bayle.

dav
dav
dav

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.