RW Xasan Cali Kheyre ayaa si deg dega u magacaabay wasiirka cusub ee hawlaha guud. Waxana loo magacaabay gudoomiyihii hore ee gobolka Bay Cabdi Aadan Hoosow. Waa markii afraad oo booskan la buuxiyay.
Wasiiradii ka horeeyay isaga ayaanan qaban hawl, waxaanad moodaa in wasaaradan lagu qasaarey maadaama ayna soo kordhin wax dadku ku farxaan.
Booskan ayaa waxa baneeyay wasiirkale oo ka soo jeeda Koofur galbeed oo isagu u caroodey soo qabashada cagjir Mukhtaar Roobow.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS