X

RW Xasan Cali Kheyre oo fariin u direy magafayaasha Somalida ah: SAWIRO

RW Xasan Cali Kheyre ayaa fariin u direy magafayaasha Somalida ah ee lacago xad dhaafa soo weydiista waalidiin aan waxba haysan oo toodii khaati la taagan.



Dhalinta ay dhoofiyaan ayaa inta badan caqliga ka jirin oo dhibaato weyn u keena waalidkooda. Lagamana helo wax faaiido ah tahriibkooda.

RW Xasan Cali Kheyre oo la hadlayay dhalintii laga soo celiyay Liibiya ayaa sheegay inay ka go’an tahay maamulkiisa inay gacan ku dhigto magafeyaasha.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.