X

RW Xasan Cali Kheyre oo ka degay Itoobiya iyo kulanka Cabiya: SAWIRO

RW Xasan Cali Kheyre ayaa ka degay Itoobiya halkaas oo uu kulan la qaadan doono dhigiisa cusub ee dalkaasi Itoobiya Cabiya Axmed.



Xasan Cali Kheyre oo casuumad rasmiya ka helay dhigiisa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Addis ababa halkaas oo uu joogi doono muddo laba maalmood ah.



Waxa kale oo uu la kulmi doonaa madax kale oo ka tirsan midowga Afrika oo xaruntoodu tahay Addis ababa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.