X

RW Xasan Cali Kheyre oo kormeer ku tagey goobo ka mida caasimada: SAWIRO

RW Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagey goobo ka mida caasimada halkaas oo uu kula kulmey dadka shacabka ee argagixisadu hilfaha u qaadey iyo askarta ilaalada ka haysa magaalada.



“Kormeer aan kusoo maray qaar kamid ah degmooyinka magaalada Muqdisho, waxaan kusoo arkay shacab jecel dawladdooda, waxaan u sheegay inay la shaqeeyaan saraakiisha amniga ee wakhtiga badan ku bixinaya sugidda amniga si looga guulaysto Cadawga Soomaaliyeed” ayuu yiri Xasan



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.