X

RW Xasan Cali Kheyre oo wadahadal la furaya madaxda dawlada Jabuuti: SAWIRO

RW Xasan Cali Kheyre ayaa wadahadal la furaya madaxda dawlada Jabuuti. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ay la socdeen wafti ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawada Wasiirka Boostadda iyo Isgaarsiinta Eng Cabdi Canshuur Xasan, Wasiir Dawlaha Wasaaradda Gaashaandhiga Mudane Maxamed Cali Xagaa iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dawladda, ayaa la qorsheeyaa in booqasho labo cisho ah ay ku joogaan magaaladda Jabuuti.



Xasan Cali Kheyre ayaa la kulmi doona xiriirka labada dal inkastoo aan la garanayn waxa saxda ah ee uu yahay socdaalkiisa oo aan hore loo shaacin.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.