X

RW Xasan Kheyre oo ka hadley shirka Muqdisho ka furmaya

RW Xasan Kheyre ayaa ka hadley shirka Muqdisho ka furmaya.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa sheegay shirkan in looga hadli doono in Madaxda Federaalka iyo Dowladd goboleedyada marka ay isugu yimaadaan ay ka tashadaan dalka sidii loo xoreyn lahaa.



“Dadka Soomaaliyeed waxaan u sheegaya in kuligeen uu inaga dhexeeyo hal dal oo la yiraahdo Soomaaliya, dalkale oo noo bedeli doona dalkan ma jiro, Dalkan waa dalka keliya ee ay tahay inaan ku wada noolaano, caruurta xaqa inoogu leh inaan u sameyno mustaqbal kan anagu aan heysano ka duwana, ay tahay inaan u dhisno mustaqbalka.” Ayuu yiri Khayre.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.