Raiisal wasaare xigeenka Turkiga Xakash Ogolo ayaa Muqdisho soo gaaray manta halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Waxa madaarka ku soo dhaweeyay madaxda dawlada oo uu horkacayo RW xigeenka Somaliya.
Soo dhoweyn ka dib Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Turkiga Xakaan Ogolo ayaa booqanaya saldhiga Militari ee Turkiga uu ku tababarayo Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya ee ku yaalla degaanka Jazeera ee duleedka Muqdisho.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS