Xoghayaha xisbiga Siilaanyo ee Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa sheegay in saami qaybsiga golaha wakiilada la samayn karaa mar beelaha Bariguna yimaadaan.
Jaamac Shabeel oo Siilaanyo iyo Maxamuud Xaashi ay isku dhow yihiin ayaa fariin hoose gaadhsiinaya odayads Awdal oo Siilaanyo waydiisanaya kuraasta in loo kordhiyo
Maxamed Yuusuf
Rashiid Ceelaanyo