Saan isku taagneyn baan isku ekaanee seen kuu furaa waa ruwaayad ay dhigeen reer London+MUUQAAL
Waa ruwaayadii dhaqan iyo dhoof oo aad u xiiso badan oo ay jilayaan dhalinta reer London iyo qaar ka tirsan majaajilaystayaasha Somalida. Seen ku furaa sidaan isku hortaagneyn ayaanba isku ekaanee.