Sacad Cali shire oo Hargeysa ku soo laabtey waxna laga waydiiyay socdaalkii Ingiriiska uu ku tagey
Wasiirka arimaha dibeda maamulka Siilaanyo ayaa Hargeysa ku soo laabtey waxna laga waydiiyay safarkii uu u tagey Ingiriiska isagoo sheegay in uu u mahadceliyay xaafad ka tirsan London oo aqoonsi u fidisey.