X

Sadbursigii ugu xumaa oo ka socda Muqdisho shirka u socda kooxda madasha layskuna mari waayay yaase is haysta

Sadbursigii ugu xumaa oo ka socda Muqdisho waxana laysku mari la’yahay sidii loo kala kuraas badsan lahaa. Jufooyinka Hawiye iyo Majeerteen aya isku mari waayay kuraasta Muqdisho iyo aqalka sare.

Majeerteenka ayaa isku dayay in uu kuraas dheeri ah helo waxase diidey Hawiye oo ku tilmaamay sadbursi. Halka Hawiye waxba ka oran waaayay dhisida aqalka sare ee beenta ah ee aan waxba soo kordhinayn.

Isaaqa ayaa iyaguna ka cadhaysan kuraastooda oo la siiyay Dhulbahante iyo kuraas dheeri oo ay helayeen oo laga diidey. Waxa daawanaya qabiilada kale oo aan iyagu lagu darin sheekadan sadbursiga.

Shirkan kooxdani ku jirto ayaa u muuqanaya in lagu kala tagayo mar haddii laysku mari waayay in la kala sadbursado.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.