X

Sadex caruura oo dab ku diley Boorama dayac darteed

Dhacdo aad u naxdinleh ayaa ka dhacdey Boorama kadib markii hooyo dhashay ay caruurteeda ay kaga tagtey gurigeeda oo dab dhex yaalo kadibna dusha uga xirtey.


Waxa dhacay kadib ayaa naxdin laga anfariiro ah. Kooxaha dabdemiska ayaa sheegay inay gaari waayeen maadaama gurigu dusha uga xirnaa.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.