Sadexda xisbi ee Somaliland oo ka hadlay habsami u socodka diiwaangelinta gobolka Awdal
Gudoomiyeyaasha Wadani, Kulmiye iyo Ucid ayaa ka hadlay habsami u socodka diiwaangelinta ka bilaabatey gobolka Awdal oo maanta si rasmi ah loo furey iyadoo ilaa hadda la soo sheegin wax carqalado ah deegaanada badankood.