X

Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Somaliya oo hambalyada ciida ka dirtey safaaradooda Muqdisho

Safiirka Ingiriiska u fadhiya magaalada Muqdisho haweenayda Ms Harriet Mathews ayaa munaasabada ciida la qaybsatay ummada Somaliyeed iyadoo u hambalyaysay shacabka Somaliyeed maalinta weyn ee ciidal fitriga. Haweenayda oo ka hadlaysay safaaradooda Muqdisho ayaa sheegtay in ay waxbadan ka maqli doonaan iyada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.