X

Safiirka Jabuuti u fadhiya Muqdisho oo qabiil ahaan uga qaybgalay aaska xildhibaan C/llaahi Qayaad Barre+MUUQAAL

Waxa laga yaabay safiirka Jabuuti oo ka qaybgalay aaska xildhibaan sheeganayay in uu ka soo jeedo deegaanada Awdal. Safiirka ayaa qabiil ahaan uga qaybgalay waxana idaacada SNTV loo gudbiyay in marxuumku ku dhashay Saylac.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.