MuqdishoâSafiirka Jabuuti u fadhiya Somaliya Dayib Dubad Rooble ayaa deeq ka timi madaxweynaha Jabuuti gaarsiiyay gabdho agoona oo lagu hayo xaafada Boondheere ee magaalada Muqdisho. Gabdhahan ayaa waalidkood ku waayay dagaalada argagixisada ku hayso dalka iyo burburkii hore.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM