X

Safiirka Koofurta Kuuriya oo dhiibtey waraaqihiisa aqoonsi: SAWIRO

Safiirka Koofurta Kuuriya u fadhin doona Somaliya ayaa dhiibtey waraaqihiisa aqoonsi. Safiir Choi ayaa waxa waraaqihiisa ka gudomey wasiiru dawlaha arimaha divedda Somaliya mudane C/qaadir Axmed Kheyre. Waxa aad u soo kordhaya safiirada imaanaya Somaliya ee dhiibanaya waraaqahooda.


Somaliya ayaa leh dawlad diciifa waxase jirta aqoonsi buuxa oo aduunku ka,qabo maadaama dalku leeyahay kheyraad aan la taaban oo dihan oo dadkiisiina ka gaajoonayo.

Kheyraadka dhinac kasta ah ayaan jirin dawlad xoogleh oo dakjeeda uga faaiideysta waxase bedelkeeda jira maamul jufoodyo dulin ah.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.