X

Safiirka Somaliya u fadhiya Kiiniya oo ka hadlay lacagta ku baxday dhismaha safaarada

Waxa xariga dib looga jaray dhismaha cusub ee safaarada Somaliya ku leedahay Kiiniya halkaas oo burburka kadib sanado hore lagu guulaystey in dib loogu soo celio gacanta qaranka. Haddaba waxa is weydiin leh lacagta ku baxday dhismaha safaaradaas, waxana ka hadlay safiirka Somaliya u fadhiya Kiiniya Maxamuud Tarsan.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.