X

Sagaal nin oo qabiilka Ogaadeena oo loo dilay laba nin oo Sheekhaala oo ay dileen: ARAG

Maalintii shalay duleedka Waqooyi ee magaalada Kismaayo waxa ka dhacay fal dil oo ay geysteen 10 askari oo ka tirsan Ciidamada Axmed Madoobe, Tobankaas askari ee dilka geystay ayaa oo kasoo wada jeeda Beesha Ogaadeen waxaana ay dileen labo qof oo shacab ah oo kasoo jeeda Beesha Sheekhaal.

Dilka kadib ayaa Ciidamada Jubbaland waxaa ay gacanta ku dhigeen tobankii askari ee dilay labada ruux oo mid kamid ah uu ahaa Qurba-joog. Marka laga soo tago 7 askari ee la toogtay waxaa sidoo kale jira 2 askari oo siyaabo kala duwan loogu dilay magaalada, taasoo tirada dhimashada ka dhigeysa 9 askari oo beesha Ogaadeen ah.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.