X

Sahra Maxamed Cali Samatar oo xilka kala wareegtay wasiirkii hore ee haweenka marwo Khadiija+MUUQAAL

Muqdisho-Araabinews–Wasiirka cusub ee haweenka iyo xuquqda marwo Sahra uuna dhalay halyey Maxamed Cali Samatar ayaa xilka kala wareegtay wasiirkii hore ee haweenka iyo xuquuqda marwo Khadiija.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.