X

Sakariye Axmed Xasan Cawke oo si qiiro leh uga hadlay geerida aabihii iyo wuu naga qoslin jirey

Sakariye Axmed Xasan Cawke oo hadda ku Jira booskii aabihii ayaa ka ilmeeyay munaasabad loogu duceynayay aabihii marxuun Axmed Cawke iyadoo wali ay socoto ducada lo ducaynayo in Axmed Cawke rabi janadiisa ka waraabiyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.