Salaad Cali Jeelle oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed horayna xilal kala duwan ugu soo qabtay Dowladihii KMG ee Dalka soo maray ayaa ka hadlay Meelaha ay ka baxaan Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ee ka mid ah Dalka.
Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay guteen Waajibkoodii ahaa in ay argagixisada ka saaraan Goobaha ay gacanta ku hayaan islamarkaana Dowladda Federaalka ay Dayacday in Gacanta lagu haayo Degaanadii Sla xoreeyay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS