X

Salaadiin iyo siyaasiyiin ka qayliyay dhagaxtuur ka dhacay garoonka Boorama xilli ciyaar dhamaatay

Salaadiin iyo siyaasiyiin ayaa ka qayliyay dhagaxtuur ka dhacay garoonka Boorama xilli ciyaar dhexmartey Awdal iyo Hawd ay dhalinta Awdal badiyeen laakiin sheekadu isku bedeshay in shiid iyo rasaas laysku cayrsado.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.