X

Salaadiin iyo waxgarad ka hadlay xasuuqii ka dhacay garoonka Boorama fariina ka diray amniga: yaynaan isku soo jeesan

Salaadiin iyo waxgarad ayaa ka hadlay xasuuqii ka dhacay garoonka Siilaanyana u sheegay in ay si deg degau soo qabtaan askartii xasuuqa gaysatay..waxay kaloo ka xumaadeen falkii lagu gubey guriga taliyaha Boorama oo ay ku tilmaameemn in ay noqoto fal magaaladu ku burburto iyo aargoosi Samaroonku isku gaysto layskuna eego. Waxay iska dhex doorteen ilaa 21 xubnood.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.