Salaadiin ka tirsan beesha Garxajis (ISAAQ) oo hanjabaad u direy Siilaanyo
Salaadiin ka tirsan beesha Garxajis (ISAAQ) ayaa hanjabaad u direy Siilaanyo kadib markii uu jeelka dhigey nin ganacsade ah oo ka tirsan beesha Ciidagale rabayna in uu isku diro isla beesha Garxajis waxayna sheegeen in ay ka waynaadeen.