Boorama 12 Jan 2015–Qaar ka tirsan salaadiinta gobolada Adal ayaa iyaguna shir jaraaid qabtey Boorama sheegayna in shirkii Samaroon furmayo bishan aakhirkeeda dambe. Shalay ayay ahayd markii suldaan Saleebaan isna sheegay in shirka dib loo dhigo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS