Beelaha Garxajis (ISAAQ) ayaa dhagax dhigey hoolka shirka lagu qabanayo. Beelahan ISAAQ ayaa intii doorashada maamulka ka dambeysay dareemay in laga takoorey hawlaha maamulka Somaliland.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=vfi7IXctDkQ[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS