X

Salaadiinta iyo waxgaradka Awdal oo ka digey in la waxyeeleeyo Oromada

Salaadiinta iyo waxgaradka Awdal ayaa ka digey in la waxyeeleeyo Oromada. Salaadiintan iyo waxgaradkan ayaa sheegay in ayna waxba soo kordhinayn dilka dad aan waxba galabsan.



Daraad ayay ahayd markii Oromada Itoobiya ay xasuuqeen Somali farabadan oo ay ku jiraan dad farabadan oo ka soo jeeda gobolada Awdal.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.