Salaadiinta Kulmiye ee gobolka Awdal ayaa jeclaystey ka hadalka Sanaag iyo dagaal beeledka ISAAQ ee ka socda halka deegaanadii ay codka u weydiiyeen Kulmiye ay abaari dhamaysay.
Waxay ka dareen Saylici oo la arkey asagoo jooga Tukaraq halka kuwii u codeeyay ay dhibaato ka weyni haysato.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=9lFmW5I-KQ8[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS