Salaadiinta Musharax C/raxmaan Ciro oo wacad ku maray inayna qaadanayn ku shubasho
Salaadiinta Musharax C/raxmaan Ciro ayaa wacad ku maray inayna qaadanayn ku shubasho ku timaada doorashadii ay galeen oo hadda muuqata in si cad loo aasay codadkii xisbiga Wadani.