X

Salaadiintii gobolka Awdal ee nabadgelyada u tagey ismaamulka Somalida oo saxaafada la hadlay

Salaadiintii iyo culimadii gobolka Awdal ee safarka nabadgelyo u tagey ismaamulka Somalida ayaa saxaafada la hadlay kadib markii ay ku guulaysteen safarkii ay halkaas u tageen.



Waxa socdaalkoodan oo uu weheliyo midka gudaha deegaanada Harawo keenay in madaxweynaha ismaamulka mudane Cabdi Maxamuud Cumar sii daayo ganacsato deegaanka ah oo muddo xirnaa.

Ganacsatada waxa ka mida Maxamuud Aare, Cabdi Maxamuud Qalinle iyo Cabdulaahi Dumaalka.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=w9d7gyIaF5E[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.