X

Salaadiintu waxay kaliya oo ay u baahan yihiin in ay yidhaahaan kama mid nihin maamulka Somaliland..Prof C/samad Nageeye

Madaxweynaha Awdalstate oo shir jaraaid qabtey ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay mar hadii salaadiintii reer Awdal nala arkeen xukunka beesha dhexe ee aan ilaa SDA ka qaylinaynay.

Wuxuu sheegay in ay u baahan yihiin kaliya in ay yiraahaan kama mid nihin maamulka Somaliland.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.