X

Salafiga Sucuudiga oo xajkii geliyay siyaasad iyo Qadar oo cabatey

Salafiga Sucuudiga ee ka taliya dhulka barakaysan ayaa xajkii geliyay siyaasad iyo wadamada Muslimka ee siyaasada ku salaysan urur diimeedka ay ku coloobeen oo hadlay.



Qadar oo salafiga Sucuudigu isku dayayo in uu cagta hoostiisa geliyo ayaa sheegtay in muwaadiniinteeda ay soo wajaheen caqabdo badan sida xayiyaad dhinaca safarka iyo fiisayaasha oo loo diidey.



Qadar ayaa talaabadan ku tilmaantey mida ka baxsan ujeedooyinka xajka.

Urur diimeedka Sucuudiga ka taliya ayaa khatar ku ah wadamada fiqiirka ah oo isku dayayo in uu iibsado madaxdooda si ay faafiyaan caqoodooyinka Sucuudiga ee salafiga xagjirka ah ku dhisan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.