X

Saldhiga magaalada Boorama oo lagu hayo gabadh laga hayo laba eray oo ah Burco iyo Berbera oo la baafinayo

Waxa magaalada Boorama lagu hayaa gabadh aan inta badan hadlayn laakiin laga hayo laba eray oo ah Burco iyo Berbera ayaa la baafinayaa in cidii garanaysa ugu soo hagaagaan saldhiga magaalada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.