Xildhibaan Oto Biixi ayaa sheegay in mishkilad horleh ku soo korodhey maamulka Hargeysa wuxuuna sheegay in Saleebaan Gaal uu ahaa ninkii Hargeysa ka tagey dagaalkii SNM dhexdeeda isku cunaysay dadkoodiina ku qixiyeen laba mar ee Burco tagey una sheegay in ay laba saacadood albaabada xidhaan kadib dagaalkii ku qaatay laba sano in uu socdo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM