X

Saleebaan Maxamuud oo Puntland u mahadceliyay Muuse Biixina ku sheegay

Saleebaan Maxamuud ayaa Puntland u mahadceliyay Muuse Biixina ku sheegay inuu ka baqayo inuu qabto doorashada. Ma arkayo hawl uu wado oo socoto oo ku saabsan doorashada ayuu yiri gudoomiyaha guurtida maamulka Somaliland.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=i9y2-La80jE[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.